Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Abwaanno ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Codka

$
0
0
Abwaano ay ka mid yahiin Abwaan Saciid Xarawo iyo Abwaan Maxamed Aadan Dacar oo ay Saaxiibo dhaw ahaayeen Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Codka. Abwaan Saciid Xarawo iyo Abwaan Maxamed Aadan Dacar ayaa sheegay in Marxuun M. Suleymaan Tubeec uu ahaa Fanaan Soomaaliyeed oo Mugweyn. Abwaan Saciid Xarawo oo ku sugan [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles