Waxaa xarunta Wasaarada Arrimaha dibada dalka Netherland lagu qabtay shir loogu hadlayay Arrimaha Horu-marinta & Socdaalka, Qurba joogta iyo sida ay ugu qeyb qaadan karaan dib-u-dhiska & Horu-marinta dalkooda, iyo dhowrida xaquuqda ay dadka qurbajooga ah ku leeyihiin wadamada ay ku sugan yihiin. Shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada arrimaha dibada qeybta, Socdaalka iyo Horu-marinta (Migration And Development) waxaana kasoo qeyb-galey [...]
↧