Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Inj. Caraale: Waxaan Diiradda Saareynaa Horumarinta Cayaaraha Fududud ee Somalia‏

$
0
0
Waxaa dhawaan shir muhim ah lagu qabtay magaaladda Atlanta ee cariga Mareykanka taa oo looga doodaayey ahmiyadda ay ciyaaraha fudud  u leedahay ummadda Soomaaliyeed iyo marxaladihii kala duwaan ay soo martay. Ciyaaraha Fudud waxey hormuud u yihiin dhamaan ciyaaraha kala duwan oo ay Soomalidu caanka ku yihiin iyadoo taa ay ku kasbadeen guulahii badnaa oo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles