Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

‘Boqorka Codka’ oo ku Geeriyooday Jarmalka

$
0
0
Fanaan Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa Saakay ku Geeriyooday Isbitaal ku yaalla Dalka Jarmalka, halkaas oo ku xanuunsanaa muddooyinkii danbe. Allahu u naxariistee Fanaanka oo loo yiqiinay Boqorkii Codka ayaa ahaa Fanaan Qaran oo muddo ku xanuunsanaa Dalka Jarmalka. Marxuumka ayaa Labo mar lagu qalay Dalkaasi, wuxuuna ka xanuunsanaa Sambabaha. Tubeec ayaa ku biiray Fanka Soomaaliya [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles