New Delhi , March 10 , 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo shirka wadamada Africa iyo India ee ka furmay gelinkii dambe ee shalay dhismaha Taj Palace ee Magaalada New Delhi ee Caasimadda dalka India. Shirkani oo soconaya maalmaha 9-11 March, ayaa looga [...]
↧