Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

NUSOJ oo ugu baaqday AMISOM inay wax ka bedesho Qaab-Baariseedka ah...

Muqdisho, May 11, 2015 - Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baariseedka ah isticmaalka eeyaha ee ka dhanka ah Qalabka shaqo ee...

View Article


Madaxweynaha: ‘’Barnaamijka isku dhafka ciidammada waa ajenda qaran oo looga...

Madaxweynaha: ‘’Barnaamijka isku dhafka ciidammada waa ajenda qaran oo looga gol leeyahay mideynta shacabka iyo dib u soo celinta kalsoonidii ka dhexeysey bulshada’’ Muqdisho, 12 May 2015: Madaxweynaha...

View Article


Barlamanka Puntland oo Mooshin ka gudbiyay C/weli Gaas

    Xildhibaanno ka tirsan dowlada Puntland ayaa mooshin ay ku saxiixanyihiin 21 xildhibaan,ka gudbiyaya dowlada C/weli Gaas. Mooshinka ayaa lagu sheegay in Xukuumada Puntaland ay gudan weeyday wajibki...

View Article

The siren song of IS

Curbing Islamist extremism Why young midwestern Somalis try to join Islamic State May 9th 2015 | MINNEAPOLIS |  ON May 3rd two Muslim men with rifles attacked a security guard at a venue in Texas...

View Article

Alshabaab oo xeebta Mareeg ku Qabsadeen Dooni ay saarayeen 10 qoofod

Warar mar dhaw naga soo gaaray magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegay in dooni ku soo caarisay xeebata Mareeg ay qabsadeen kooxda Shabaab. Doontaan ayaa la sheegayaa in ay saaraayeen...

View Article


SHOCK VIDEO: DHS Caught Moving Somali Muslim Illegals Into California

by Brian Hayes | Top Right News | Activist Anita Fuentes and her family ran across a DHS vehicle with its windows covered late at night at a gas station in California. Later they discovered it was one...

View Article

Malitia MaliMob rapper voices Somali American struggles

Black Al Qaeda, ESL, Riots of the Pirates, ISIS — With album titles like those, it’s clear that Seattle-based rap group Malitia MaliMob doesn’t shy away from controversy. by Olivia Fuller – The Seattle...

View Article

Golaha Wasiirada ayaa maanta ansixiyey sharciga la dagaalanaka argagaxisada

Muqdisho, 14, May, 2015 | Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliye ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul...

View Article


Dalladaha Waxbarashada iyo DF Somaaliya oo Khillaaf ka dhax Taaganyahay

Dalladaha waxbarashada ee wadanka ka jira ayaa waxa ay soo saarreen war saxaafadeed ay ku midaysanyihii ka dib marki Wasaarada Waxbarashada ay soo sartay in ay qaado imtixaanaadka dugsiyada sare. War...

View Article


Dowlada Somalia oo heshiis la gashay dowlad ajnabi ah

Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha, Cabdiraxmaan Cusmaan oo la hadlaayay saxaafada mar uu ka soo laabtay safar uu dibada u jiray, ayaa ka war bixiyay wixi u soo qabsoomay inti safarka uu ku...

View Article

RW. Cumar: “Dhlainyarada maanta joogta waa iney la yimaadaan wadaninimo iyo...

Muqdisho, 15, May, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ku tilmaay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed inay shacabkeena ugu fadhido...

View Article

Madaxweynaha oo Munaasabadda 15 May awgeed socod ku marey waddooyinka...

Muqdisho, 15 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii 72-aad ee ka...

View Article

The Road to Independence SYL

May 15, 2015 | by Muxsiin Nadiif | No wonder each generation knows less of its origin and history than the preceding one. Yet as many Authors and writers say knowing the past is part of your future;...

View Article


Wasaarada Arimaha Gudaha oo Eed kulul kala Kulantay Cadaado

  Ayda oo bilahaan dambe shirar an kala joogsi lahayn ay ka socdeen magaalada Cadaado, halkaas oo la doonayay in Galgaduud iyo Mudug loo dhiso Maamul u gar ah, ayaa waxa soo if baxayso in an laga...

View Article

Madaxweynaha: “Waa in sharciga fursad la siiyaa, nidaamka garsoorkana la...

Muqdisho, 16 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad si weyn loo soo agaasimey oo lagu xusayey...

View Article


Maamulka Jubbaland oo rabto in an ay DF xiriirka u gooyso!!

Hadal manta ka soo yeeray Kismaayo ayaa sheegayo in maamulaka Jubbaland uu ka fiirsanaayo in uu ka jaro xiriirka uu la leeyahay DF ee Somalia ka dib marki Barlamaanka Somaaliyeed la hor geeyay Moshin...

View Article

Wasiirada Caafimaadka oo Booqasho Rasmi ah ku tagtey Dalka China, Sawiro iyo...

  Mogadishu-Somalia Wasiirka Wasaarada Caafimaadka H.E Hawa Hassan Mohamed aya waxay booqasho rasmi ah ku tagtey usbuucaan Dalka China aya waxay la kulantay Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Dalka...

View Article


Sida loo qaybsaday Ergada ka qayb-galeysa Shirka Cadaado ka socda

  Warki u dambeeyay ee naga soo gaaray ayaa sheegaya in la qaybsaday ergada shirka uga qayb-galeeysa beel kasta oo degan Galgaduud iyo Mudug Shirka oo shalay iyo xalay socday, ayaa waxaa goobjoog ka...

View Article

Beesha Murusade oo Ugaaska Beeshooda ku eedeysay in uu xaqiray Xisaabkii...

  (SDN/QJ)- Shir ay Odayaasha Dhaqanka iyo Dhalinyarada, aqoonyahanada iyo haweenka iyo dhamaan waxgaradka  beesha Murusade/Karanle ay yeesheen dood iyo falanqeyn dheer ka dib,  waxay beeshu fariin u...

View Article

Laba oday oo lagu afduubay magaalada Cadaado

War goor dhow ka soo yeeray magaalada Cadaado, ayaa sheegaya in labo oday la afduubay ayaga oo fadhiya meel maqaayad ah, in kastoo an la ogeeyn sababta arrintaas keentay. Inta an afduubka dhicin, ayaa...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live