Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

NUSOJ oo ugu baaqday AMISOM inay wax ka bedesho Qaab-Baariseedka ah Isticmaalka Eeyaha

$
0
0
Muqdisho, May 11, 2015 - Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baariseedka ah isticmaalka eeyaha ee ka dhanka ah Qalabka shaqo ee shaqaalaha Warbaahinta marka ay u casuumaan inay tebiyaan wararkooda, isla markaana ka fekeraan qaab baariseed ka duwan midka hadda la isticmaalo. Suxufiyiinta ka howlgala […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles