Warar mar dhaw naga soo gaaray magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegay in dooni ku soo caarisay xeebata Mareeg ay qabsadeen kooxda Shabaab. Doontaan ayaa la sheegayaa in ay saaraayeen dad ajaanib ah oo tiradooda ay gaareyso 10 qof loona maleeynayo in ay u dhasheen Iraan, in kastoo weli an xaqiiqada la ogeeyn. Doontaan […]
↧