Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxweynaha: ‘’Barnaamijka isku dhafka ciidammada waa ajenda qaran oo looga gol leeyahay mideynta shacabka iyo dib u soo celinta kalsoonidii ka dhexeysey bulshada’’

$
0
0
Madaxweynaha: ‘’Barnaamijka isku dhafka ciidammada waa ajenda qaran oo looga gol leeyahay mideynta shacabka iyo dib u soo celinta kalsoonidii ka dhexeysey bulshada’’ Muqdisho, 12 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey hawlaha guddiga cusub ee isku dhafka Ciidammada […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles