Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Golaha Wasiirada ayaa maanta ansixiyey sharciga la dagaalanaka argagaxisada

$
0
0
Muqdisho, 14, May, 2015 | Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliye ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul Wasaaraha mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa looga hadlay arimaha qaxootiga, sharciga la dagaalanka argagaxisada iyo arrimaha amnig. Golaha wasiirada ayaa dood dheer ka yeeshay sharciga la dagaalanka aragaxisada oo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles