Ayda oo bilahaan dambe shirar an kala joogsi lahayn ay ka socdeen magaalada Cadaado, halkaas oo la doonayay in Galgaduud iyo Mudug loo dhiso Maamul u gar ah, ayaa waxa soo if baxayso in an laga gaarin wax natiija Ayada oo ah. Odayaal ku shiray magaalada Cadaado ayaa dowlada ku eedeeyay in ay faragelin […]
↧