Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

RW. Cumar: “Dhlainyarada maanta joogta waa iney la yimaadaan wadaninimo iyo dal jacayl si cadowga meel looga soo wada jeesto”

$
0
0
Muqdisho, 15, May, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ku tilmaay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed inay shacabkeena ugu fadhido qiimo weyn, baal dahab ahna kaga jirto taariikhda Soomaaliya, ayna hormuud u ahayd dhalashadii xoriyadaan aan maanta haysano. Ra’iiusl Wasaaraha ayaa sheegay in umad walba ay leedahay maalin ay bilowday […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles