Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Barlamanka Puntland oo Mooshin ka gudbiyay C/weli Gaas

$
0
0
    Xildhibaanno ka tirsan dowlada Puntland ayaa mooshin ay ku saxiixanyihiin 21 xildhibaan,ka gudbiyaya dowlada C/weli Gaas. Mooshinka ayaa lagu sheegay in Xukuumada Puntaland ay gudan weeyday wajibki ka saaraa shacbiga reer Puntland. Xildhibaanada ayaa codsay in Barlamaanka uu yeesho kalfadhi deg deg ah, kaas oo loogu sheegi doono Xukuumada in ay ku fashilantay ballan qaadki […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles