War goor dhow ka soo yeeray magaalada Cadaado, ayaa sheegaya in labo oday la afduubay ayaga oo fadhiya meel maqaayad ah, in kastoo an la ogeeyn sababta arrintaas keentay. Inta an afduubka dhicin, ayaa waxa la maqlaayay risaas is daba jog ah oo maqaayada meel dhow ka dhacayso, ka dibna labada oday ayaa la afduubay […]
↧