Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha oo kulan taariikhi ah Muqdisho kula yeeshey Xoghayaha Arrimaha...

Muqdisho, 5 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka John...

View Article


Wasaaradda Hawlaha Guud oo Go’aamo Xasaasi ah Kasoo Saartay Shir Muqdisho Ka...

Muqdisho: Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shirweyne ay maanta ku qabatay Huteelka City Palace ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay shaaca...

View Article


Wasiirka Amniga Gudaha oo dhaliilay Saldhigyada Booliska qaarkood

    Wasiirka Amnig Gudaha C/risaq Comar Maxamed, ayaa kormeer kedis ah ku tegay qaar ka ma mid saldhigyada booliska ee Gobolka Banadir. Kormeerkaas oo xalay saqdi dhaxa ahaa, ayaa wasiirku wuxuu ku...

View Article

Wasaarada caafimaadka ayaa 25 qofood oo dhaawac ah u dhoofisay wadanka Qadar

Maaanta ayaa Wasarada Caafimaadka oo kaashaneyso Wasarada Arimaha Dibadda ee dowlada DF, ayaa ka dhoofisay Gegida Dayaaradaha ee Adan Cade, dad qaba dhaawacyo kala duwan oo wadanka gudahiisa wax looga...

View Article

Bac Wayaabaha Qarxa ay ka buuxaan ee la soo dhigay Jidka Maka-Almukarama

War goor dhow na soo gaaray , ayaa sheegay in bac ay ka buxaan waxyaaba qarxa la soo dhigay meel u dhaxeeyso Hotel Weheliye iyo is-gooyska Dabka. Sidaas darted, ayaa inta u dhaxeeysa Sayidka iyo...

View Article


Madaxweyne Xasan Shekh oo goor dhow gaaray Kismaayo

   Muqdisho | QOL |  May 8,2015 - Madaxweynaha DF ee Somaaliya ayaa mar dhow garay magaalada Kismaayo, halkaas  uu uga qayb gelaaya caleema sarki Barlamaanka Gobolka Jubooyinka oo mar dhaw la...

View Article

RW ku xigeenka XFS ayaa maanta furay shir lagu qiimaynayey mashaariicda New...

Muqdisho, 07, May, 2015 - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa maanta furay shirka billaha ah ee looga hadlo  hanaanka New Deal, waxaana...

View Article

Golaha wasiirada oo ansixiyey gudiyada doorashooyinka, garsoorka, iyo Gudiga...

Muqdishi, 07, May, 2015….Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay  kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka...

View Article


Xildhibaan mar dhow lagu dilay Gaalkacyo

Xildhibaan ka tirsan Golaha Barlamaanka Puntland, ayaa caawa fidki lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Mudug, asga oo ka soo baxay masjid uu ku soo tukaday salaadi Maqribki. Xildhibaankaan oo...

View Article


Madaxweynaha oo taliyeyaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska kula dardaarmey...

Muqdisho, Sabti 09 May 2015 : Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey taliyeyaasha cusub ee Ciidammada Asluubta iyo...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta golaha barlamaanka ka horjeediyey...

Muqdisho, 09, may, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid, oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha...

View Article

Madaxweyne Xasan Shekh: “ Gobolka Banaadir lagu dari-maayo maamul goboleed...

Madaweynaha oo ka hadlaayay Barnamjka Jimcaha ee ka baxa Radiyo Muqdisho, ayuu af buuxa ka sheegay in Muqdisho usan ka mid noqoneeyn maamul goboledyada laga hirgelinaayo wadanka. Warka madaxweynaha...

View Article

Madaxweynaha oo ugu baaqey waddamada Carabta inay maalgashadaan Soomaaliya,...

  Muqdisho, 10 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaflad quraac ah xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay danjireyaasha waddamada Carabta u...

View Article


Bandhig Buugeed lagu qabtay daartii Boqor cismaan ee Degmada Baargaal (Sawiro)

Baargaal | May 10, 2015 - Daarta Boqor cismaan boqor muuse oo kamid ah qalcadaha taariikhiga ah ee Degmada Baargaal iyo Gobolka Gardafuu ayaa waxaa lagu qabtay bandhig buugeed si fiican loo soo...

View Article

TACSI – Marxuumad SHARIIFO SH. NUUR WARSAME

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN   Tacsi Tiiraanyo leh ee ku socoto - Marxuumad SHARIIFO SHEEKH NUUR  WARSAME - Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga direynaa DHAMAAN REER SHEEKH NUUR WARSAME IYO...

View Article


2020 is the year for commercial oil deliveries in Somalia

MAY11, 2015 | Since the formation of the current Government in 2012, the country has applied itself to the establishment of a petroleum industry — it has strengthened the Petroleum Ministry, obtained...

View Article

Madaxweynaha oo arrimaha dib u dhiska ciidammada Soomaaliya iyo Hiigsiga 2016...

Muqdisho, 11 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si gooni gooni ah xafiiskiisa ugu qaabiley danjireyaasha Britain iyo Sweden u fadhiya...

View Article


Booqashada Turkiya ee Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda

Muqdisho | May 11, 2015  | Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Nuur Faarax Xersi oo beryahan booqasho dhawr maalmood ah ku joogay caasimada dalka Turkiga ee...

View Article

Sarkaal ka tirsan waxda Socdaalka oo lagu dhaawacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | May 11, 2015  - Waxaa manta Duhurki dableey hubaysan ku dhaawaceen sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kaas oo lagu macaabo C/llahi Maxamud Cosoble. Ninkaa ayaa baabur...

View Article

Female Police Officers Call For More Involvement In The Somali Police Force

11 May – Source: UNDP At least forty female officers from the Somali Police Force (SPF) completed a seminar this week to assess the needs of female officers, with the view of improving their work...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live