Muqdisho, 16 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad si weyn loo soo agaasimey oo lagu xusayey sannadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay munaasabadda 15-ka May oo ah markii la aasaasey dhaqdhaqaaqii xornimadoonka ee ay horkacayeen dhalinyaro Soomaali ah. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey xafladda […]
↧