Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Dowlada Somalia oo heshiis la gashay dowlad ajnabi ah

$
0
0
Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha, Cabdiraxmaan Cusmaan oo la hadlaayay saxaafada mar uu ka soo laabtay safar uu dibada u jiray, ayaa ka war bixiyay wixi u soo qabsoomay inti safarka uu ku maqnaa. War bixinta uu wasiirku siiyay war-baahinta ayaa waxaa ka mid ahaa in Dowlada Somalia ay heshiis la saxiixatay Sharikad Turki ah […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles