Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Shirki maamul u sameeynta Gobolada Dhaxe oo bur bur qarka u saaran

Wararka ka imanaayo degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in shirka maamul u sameeynta gobolada dhexe uu dhaw yahay in uu bur buro ee an la isku salaamin. Gudiga farsamada ayaa la...

View Article


Shariif Xasan oo ka badbaday qarax miino.

Madaxweynaha Maamulka K/galbeed, ayaa lagu weeraray miinada dhula lagu aaso . Weerarka ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhaxeeyso Carbiska iyo magaalada Afgooye halkaas uu uga sii socday Ceelasha. Marka...

View Article


Guux Siyaasadeed oo Ka Dhashay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

May 18, 2015 Dhawaan golaha wasiiradda wwaxa ay ansixiyeen guddiga doorashooyinka qaranka, kan xuduudaha iyo federaalka iyo waliba guddiga adeegga garsoorka. Balse waxaa ka yimid buuq badan, gaar ahaan...

View Article

Labo Gabdhood oo Somalida Reer Kenya ah oo Daacish u galay

Muqdisho | QOL | May 19, 2015 - Waxaa la helay warar sheegaayo in laba gabdhood ee ka soo jeeda Waqooyi Bari ee Kenya, ay ku biireen kooxda loo yaqaan Daacish oo sheegata in ay yihiin Dowlad Islaami...

View Article

D.F. waxey aad uga xuntahay in Puntland ay SNTV ka joojiyaan howlaheeda

Jamhuuriyadda Soomaaliya  Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Mogadishu, 19 May 2015 – Mudane Cabdirisaaq Cali Yusuf (Bahlawi), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka &...

View Article


Kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ayaa looga...

Muqdisho, 19, May, 2015…..Shir aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen golaha wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka mudane Maxamed Cumar...

View Article

Xildhibaan Dalxa oo sheegay in ay dowlada Soomaaliya ku xad gudubtay hannanki...

Mudane Maxamed Cumar Dalxa oo ah Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, ayaa Dowlada ku dhaleceeyay in ay ka weecatay wadadii loogu tala galay in federaalka dhismahiisa loo maro. Asaga oo la...

View Article

Markab Uu Baarlamaanka U Kireeyey Ku Dhowaad 1000 Qaxooti Soomaali Ah Oo...

Markab Uu Baarlamaanka U Kireeyey Ku Dhowaad 1000 Qaxooti Soomaali Ah Oo Saakay Soo Gaaray Berbera... WARSAXAAFADEED Saakay abaare 08:30 waxaa dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab uu...

View Article


Golaha Wasiirada ayaa maanta go’aamo cad cad ka soo saaray shirkadaha dhex...

Muqdisho, 21, May, 2015 | Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali...

View Article


War-torn Somalia opens 2nd bank in capital

MOGADISHU, May 21 (Xinhua) — Locally-owned Premier Bank launched banking services on Thursday in Somali capital Mogadishu, becoming the second operating commercial bank in the war-torn Horn of African...

View Article

Madax sare ee xukuumadda Federaalka oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar

Mogadishu, Jimce, May 22, 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Hassan Sheikh Mohamed oo ay wehlinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E....

View Article

Wasiirka Arimaha Dibada ee Qadar, ayaa maanta Muqdisho soo gaaray.

  Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Qadar, Dr. Khalid bin Mohamed Al-Attiyah, ayaa maanta ka soo dagay Garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho, halakaas oo marki la soo dhaweeyay ka dib, loo gudbiyay...

View Article

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Mogadishu, 23 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey...

View Article


Laba Xildhibaan oo mar dhow lagu dhaawacay Jidka Maka-Almukarama

Goor dhaw ayaa dableey hubeeysan dhaawaceen laba Xildhibaan oo saaraayeen gaari ayaga lagu weday. Labadaan Xilhibaan oo kala ah: Yuusuf Maxamed Dirir iyo Cabdalla Boos Axmed.  Weerarkaan ayaa ka dhacay...

View Article

Ninba Ceesaantii Ceelka Geeysay !

TAARIIKHDA HALGAMAYAASHA SOOMALIYA Shaqsi aan saaxiibo nahay ayaa wuxuu ii soo diray labadan sawir isagoo ii sheegay inay labada sawir ay yihiin taallooyinkii Sayid Maxamed Cadulle Xasan, mid waan ka...

View Article


Madaxweyne Xasan“ Xildhibaan Yusuf Dirir wuxuu ahaa howl-kar ah oo wax badan...

  Madaxweyne Xasan“ Xildhibaan Yusuf Dirir wuxuu ahaa howl-kar ah oo wax badan u soo qabtay Qaranka iyo ummadda Soomaaliyeed Muqdisho, 23, May, 2015-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

View Article

Kooxdi dishay Xildhibaan Yusuf Max’ed Dirir oo la soo ogaaday

Warar na soo gaaray ayaa sheegaya in kooxdi dishay Xildhibaan Yusuf Maxamed Dirir, la ogaaday halka ay ku dambeeyeen oo raadkooda uu ku dhamaaday. Ciidanka wadooyinka “ Traafiko” gaar ahaan qaybta loo...

View Article


Dowladu waxay wadaa baaritaan ku aadan dilkii shalay loo gaystay Allaha ha u...

  Muqdisho, 24, May, 2015…..Shir ay xalay isugu yimaadeen Hay’adaha Amniga ayaa looga hadlay dhacdadii uu ku geeriyooday Allaha ha u naxariistee xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi iyo darawalkiisa kuna...

View Article

Biyo Maal iyo Habargidr oo Marka ku dagaalamaayo. AMISOM oo kor ka fiirsaneeyso

Dagaal ayaa ka qarxay saakay Magaalaa Marka ee Sh/hoose. Dagaalkaan ayaa ka billowday marki shalay koox ay ka dishay laba ruu kooxda kale.Sidaas ayaa manta kooxdi kale isu soo diyaarisay in  ay ar...

View Article

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Wasaaradda Ganacsiga oo 25 sano kadib Baareysa Tayada Badeecooyinka Soo Gala Dalka   Muqdisho 24 May 2015: Markii ugu horreysay...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live