Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

RW Cabdiwali “Waxaa loo baahan yahay in la soo celiyo…”

Marka |  08, May, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagay gobolka Shabellaha hoose...

View Article


50 aliens deported to Somalia as Congolese protesting screening injure officer

By CYRUS OMBATI Kenya: Fifty more illegal aliens have been deported to Somalia after they were found to be in Kenya illegally in the ongoing security operation. The aliens were deported on Tuesday...

View Article


In the war against terrorism, we’ve options; to give up or bite the bullet

DAILY NATION | By Mutuma Mathiu | In Summary We should make it easy and corruption-free for well-meaning Somalians to get residency papers and the right to work and live in Kenya legally. But it must...

View Article

Malaysia investigates suspected Somali militant activity

DAILY NATION | 09 May 2014 | KUALA LUMPUR | Malaysian police are investigating whether Al-Qaeda linked Somali rebels were seeking to set up a base in the Southeast Asian country after a suspected...

View Article

Gudoomiyaha Xisbiga Dadka oo u Hambalyeeyey Baarlamaanka Soomaaliya

War murtiyeed ka soo baxay Gudoomiyaha Xisbiga Dadka oo ku sugan wadanka Mareykanka ayaa baarlamaanka Soomaaliyeed ugu hambalyeyey talaabada mudan qadarinta qiimaha dowladnimada oo mudanayaasha...

View Article


Ciidanka Malaysia oo gacanta ku dhigay nin ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka la dagaalanka argagixisada ee dalka Malaysia oo shalay gacanta ku dhigan nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa sheegay in ay ku wadaan baaritaanno dheer ah oo ay ku hogaanayaan waxa sababay in...

View Article

C/samad Nuur Guuleed “Dadka u dhashay Galmudug Kenya ha ka soo baxaan”

Madaxweyne Xigeenka Maamulka Galmudug C/samad Nuur Guuleed oo Shir jiraa’id ku qabay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay Raafka Ciidamada Kenya ay Soomaalida ku hayaan....

View Article

Xildhibaano warqad u gudbiyay Xasan Sheekh iyo Jawaari

Afhayeenka Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maanta ka guddoomay Guddi 41 Xildhibaan ah Bayaan ka dhan ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraalkan oo ka kooban 14 Qodob oo...

View Article


Xildhibaan dhiig daadinayoo xil ku doonay waa doqon!

Xeeldheerayaasha aduunkaa xoolo raac ku tilmaamay, xildhibaan isku sheega qurmoon xaqa soomaali xabaalay, in eey xukumaan kuwa eey xaqireen, xasuuqeen oo eey xasideen weliba xeer hoosaad u sameeystay,...

View Article


Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka war bixiyey safarkiisii gobolka Shabelaha Hoose

DHAGEYSO Share on Facebook

View Article

Gabayga: “CIIL”

Gabaygan magaciisa waxaa la yiraahdaa ”CIIL” waxaanna curiyay 05-05-2014, waxaan ugu talogalay in aan kula qaybsado dareenkayga, kuna xusu magaciisa, walaalkay Maxamad Caddoow oo ah, Wariyaha Aljazeera...

View Article

Sierra Leone AU troops ‘want out of Somalia’

The Sierra Leonean government’s effort to put out a brave face of its military involvement in Somalia has run into headwinds following reports that troops are demanding a return home. This follows on...

View Article

We need a roadmap to get our gallant soldiers out of Somalia

By Anyang’ Nyong’o |  anyongo@yahoo.com | The pan-Africanist and social democrat that he was, Mwalimu Julius Nyerere stated his belief in the oneness of Africa and the need to defend human rights on...

View Article


Banaanbax lagu Taageeray Madaxweynaha

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud. Banaanbaxyadan ayaa dabajooga baaq dhowaan ay soo saareen qaar ka mid ah xildhibaannada...

View Article

Ciidamada Sierra Leone oo dalbaday in laga saaro Soomaaliya

Askar ka tirsan Ciidamada dalka Sierra Leone, ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka codsaday Madaxda dalkooda in laga saaro Soomaaliya, kadib markii ay Dhibaatooyin kala duwan...

View Article


Xuska maalinta Kalkaalisonimada caafimaadka adduunka oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay maalinta kalkaalisonimada Adduunka ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaraadda Caafimaadka iyo saraakiil ka socotay hay’adda caafimaadka Adduunka ee W.H.O ayaa maanta...

View Article

Kuxigeenka maamulka degmada Dayniile oo is casilay

Gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir Mudane Fooley Dhiblaawe Maxamed oo iska casilay jegadii dhawaan loo magacaabay. Isagoo qadka telefoonka ugu waramaya warbaahinta...

View Article


Mudug Maahan Muqdisho Alow Mudduloodka Miir u yeel !

Kuwa sheegta xildhibaanada Federaalka oo u soo tafa xeeytay in aay Muqdisho ku celiyaan mugdigii aay soo martay waxaan leenaha waxaad damacsan tihiin cidwalbaa waa fahmi kartaa,walow inta maangaabka ah...

View Article

Kusimaha Madaxweynaha oo ka hadlay falkii argigixisanimo ee lala...

WARSAXAAFADEED Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey shacabka reer Baydhabo...

View Article

Jeeylaani Nuur Iikar oo simaar u furay haweenka Xildhibaanada ah

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo Addis Ababa siminaar uga furay h” Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa magaalada...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live