Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Xildhibaano warqad u gudbiyay Xasan Sheekh iyo Jawaari

$
0
0
Afhayeenka Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maanta ka guddoomay Guddi 41 Xildhibaan ah Bayaan ka dhan ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraalkan oo ka kooban 14 Qodob oo looga dalbanayo Madaxweynaha inuu is casilo, waxaana Xildhibaanada ay Guddoomiyaha Baarlamaanka ugu geeyeen Warqada Hoygiisa Villa Hargeysa. Xildhibaanada ayaa ku wargeliyey Guddoomiye Jawaari in hadii Madaxweynuhu [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles