Xeeldheerayaasha aduunkaa xoolo raac ku tilmaamay, xildhibaan isku sheega qurmoon xaqa soomaali xabaalay, in eey xukumaan kuwa eey xaqireen, xasuuqeen oo eey xasideen weliba xeer hoosaad u sameeystay, xishoodlaawe xildhibaan xoolo badsiyaa lagu sheegay ,kuwi xumeeyay haweenka, dhalintiina xabaalay xaalufiyoo xabada haaysta haddii, eey isku xeeydeen in eey Qarankan xukumaan xaasidow magacaa ba´ xarig jiidka jiraa xal hadaadan [...]
↧