Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Banaanbax lagu Taageeray Madaxweynaha

$
0
0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud. Banaanbaxyadan ayaa dabajooga baaq dhowaan ay soo saareen qaar ka mid ah xildhibaannada Baarlamanka Somalia oo doonay in madaxweyna uu is casilo. Madaxweyne Hassan ayaa sheegey inuu ixtiraamayo fikirka siyaasiyiintaasi, balse loo baahan yahay in la raaco dastuurka dalka u degsan. [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles