Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo Addis Ababa siminaar uga furay h” Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalak Ethiopia uga furay maanta siminaar ku saabsan hormarinta doorka Haweenka Soomaaliyeed ay ku yeelan karaan hogaaminta siyaasadda dalka Haweenka Xildhibaannada ah ee ku [...]
↧