Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Gudoomiyaha Xisbiga Dadka oo u Hambalyeeyey Baarlamaanka Soomaaliya

$
0
0
War murtiyeed ka soo baxay Gudoomiyaha Xisbiga Dadka oo ku sugan wadanka Mareykanka ayaa baarlamaanka Soomaaliyeed ugu hambalyeyey talaabada mudan qadarinta qiimaha dowladnimada oo mudanayaasha baarlamaanka ay u hordhigeen madaxweynaha talooyin wax weyn ka taraya madaxbanaanida ismaamulka qaranka Soomaaliyeed. Waxaa war murtiyeedkaas lagu soo bandhigay iney tahay wax laga argagaxo in madaxweynaha Soomaaliyeed uu talooyinka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles