Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Xasanoow: GEEDDINA goormuu XARIIR noqday?

Markii iigu horraysay ee muuqaalka ama sawirka labada mudane Xasan iyo Geeddi oo wada socda aan arkay, aad baan u qarraacmay. Naxtin iyo anfariir ayaan la maroora dillaacay. Waxay igu noqotay wax aan...

View Article


Guddoomiyaha gobolka Bay oo ka kadlay qaraxii shalay

Guddomiyaha gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosoow oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dadka ku dhaawacmay qaraxii shalay magaalada Baydhabo qaarkood aan wax looga qaban Karin Isbitaalka...

View Article


Maamulka Isbitaalka Baydhabo oo ka warbixiyay xaaladda caafimaad ee...

Maamulka cisbitalka Baydhabo ayaa sheegay inay soo wanagsananeyso xaaladda caafimaad ee bukaanada kuharay Cusbitalka, iyadoo dhinaca kalena si aad ah loo adkeeyay amniga magaalada Baydhabo kaddib...

View Article

Somalia offended by Kenya’s ‘meddling’

SOMALIA Ambassador to Kenya Mohamed Ali Nur was recalled for reasons beyond the recent arrest of a diplomat. It was earlier revealed that Ambassador Nur was recalled to Mogadishu last month following...

View Article

Mufakiriinta Jaamacada Bariga Afrika oo xaflad sagootineed u qabtay...

Xafladaani oo ahayd mid si wayn loosoo agaasimay ayn kasoo qayb galeen Maamulka Jaamacada Bariga Afrika ,Hormuudka iyo Macalimiinta Kuliyada Shareecada Ardayda Dufcada 15aad ee haatan ka qalin...

View Article


Buri’ Hamza iyo Fuad Alzorqah oo ka wadahadlay ka howgelinta Soomaaliya...

Mogadishu, May 13, 2014 – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga  H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjire  Fuad Mohamed Alzorqah oo ah Siihayaha...

View Article

Buri’ Hamza iyo Mohamed Idris oo ka wadahadlay gargaar bani’aadanimo oo...

Mogadishu, May 13, 2014-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga  H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjire  Mohamed Abdalla Idris oo ah Madaxa Ergada...

View Article

Somalia: Why Michael Stock is In Mogadishu?

Mogadishu | May 12, 2014 - Security projects, business and investment Story, reported by HAN & Geeska Afrika Online. Despite the threats from Islamist militants, suicide targets, car bobs and...

View Article


Dhaawacyadii Baydhabo oo Muqdisho la keenay

Garoonka diyaaradaha caalamig ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta laga soo dejiyay afar qof oo qaba dhaawacyo culus oo ka soo gaartay weerarkii fuleynimo ee shalay ka dhacay magaalada...

View Article


Mogadishu: Lost Moderns – review

A collaborative effort between Somali-British architect Rashid Ali and British photographer Andrew Cross, Lost Moderns uses the visual frame of architecture and urban landscape to tell the story of the...

View Article

Nidaamka Federaalka ma ‘Hiiraan iyo Galgaduud ayuu iska qaban la’a yahay” Mise?

Ilaa iyo maalintii la ansaxisey Dastuurkii Federaaliga kudhisan ee Soomaalia, waxaa Qurbaha iyo dalkaba ka bilowday dadaal ku salaysan isu soo dhawaynta gobolada midoobi kara oo ku salaysnaa sida ay...

View Article

Odayaal ka soo Jeedda Deegaamadda Galbeedka ee Somaliland oo Muuse Biixi ku...

Hargeysa –  Shirweynihii Xisbiga Kulmiye ayaa Lagu ansixiyay Tiro ka badan tiraddii hore ee Golaha Dhaxe ee Xisbiga Kulmiye, iyadoo tan iyo maalintaa lagu dhawaaqay tiradda Golaha Dhaxe ee Xisbiga...

View Article

Jaaaliyadda Soomaliland ee HOLAND iyo deeq ururinta wadada Ceerigabo

. . Jibriil Mohamed | xandule01@gmail.com ______________________________ Share on Facebook

View Article


800 soldiers have deserted Kenya Defence Forces since 2011

By Willis Oketch                                      Mombasa, Kenya: The Kenya Defence Forces has lost 800 soldiers since 2011, a State lawyer has disclosed. This comes as the military warns that...

View Article

R.W Cabdiwali ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa saraakiil Talyaani ah

Moqdisho, 14, May, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha guud ee Ciidamadda Talyaaniga u...

View Article


In Somalia, Collecting People For Profit

npr | by Gregory Warner | May 13, 2014 |    Last year I took a drive through the streets of Mogadishu, Somalia, in a bulletproof SUV. My seatmate was Justin Brady, who at the time was working for the...

View Article

Isku aadka koobka CECAFA Nile Basin Cup

Ururuka cayaaraha ee Bariga iyo Bartamaha Africa ee loo yaqaano East and Central Africa Football Associations (CECAFA) ayaa ku dhawaaqay isku aadka koobka Nile Basin Cup oo ah tartan cusub oo hada la...

View Article


Somalia envoy denies calling for KDF pullout

Wednesday, May 14, 2014 | BY FRANCIS MUREITHI | SOMALIA ambassador to Kenya Mohamed Ali Nur has denied reports that Mogadishu wants Kenya Defence Forces out of the country. He denied claims that the...

View Article

Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid oo booqday dugsiga agoonta Rajo lana qadeeyay...

Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid Xuseen Maxamed Cadaawe ayaa maanta kormeeray dugsiga aqoonta Rajo oo ku yaala xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid. Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Cismaan Cadaawe ayaa...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan galabta la qaatay Odayaasha Dhaqanka.

Mogadishu, 14, May, 2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Qaranka Soomaaliyeed Odayaasha Dhaqanka...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live