Askar ka tirsan Ciidamada dalka Sierra Leone, ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka codsaday Madaxda dalkooda in laga saaro Soomaaliya, kadib markii ay Dhibaatooyin kala duwan lasoo gudboonaadeen. Sagaal Askari oo kamid ah Ciidamada Sierra Leone ee ka howlgalaya Gobolka Jubbada Hoose oo la hadlay Wargeyska Politico ayaa sheegay in [...]
↧