Ciidanka la dagaalanka argagixisada ee dalka Malaysia oo shalay gacanta ku dhigan nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa sheegay in ay ku wadaan baaritaanno dheer ah oo ay ku hogaanayaan waxa sababay in uu dalkaasi soo galo. Ku-xigeenka taliyaha dambibaarista ee dalka Malaysia Datuk Seri Mohd Bakri Zinin oo u waramay Wakaaladda Wararka Bernama ee [...]
↧