WARSAXAAFADEED Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey shacabka reer Baydhabo falkii argigixisanimo ee ay argigixisadu la birtilmaameedsadeen maanta shacab aan waxba galabsan. Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, ugu horeyn anigoo ku hadlaya magaceyga,magaca Madaxweynaha Jamhuuriyadda, magaca [...]
↧