Gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir Mudane Fooley Dhiblaawe Maxamed oo iska casilay jegadii dhawaan loo magacaabay. Isagoo qadka telefoonka ugu waramaya warbaahinta Muqdisho ayaa Mudane Fooleey sheegay inuu san ka bixikarin howshan loo xilsaaray wax faahfaahin dheeraad ahna kama uusan bixin sababta keentay inuu iska casilo shaqadiisa. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna [...]
↧