Gabaygan magaciisa waxaa la yiraahdaa ”CIIL” waxaanna curiyay 05-05-2014, waxaan ugu talogalay in aan kula qaybsado dareenkayga, kuna xusu magaciisa, walaalkay Maxamad Caddoow oo ah, Wariyaha Aljazeera English, oo runtii si dareen Soomaalinnimo ku jirto, barnaamuj uu ka soo diyaariyay Soomaalida ku nool dalka Kenya, hadday ahaan lahaayeen kuwa qaxootiga ku ah iyo hadday ahaan [...]
↧