Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19444 articles
Browse latest View live

Roob mahiigaan ah oo ka da’ay Degmada Baargaal iyo nawaaxigeeda ( Sawirro)

Waxaa magaalada Baargaal saacado badan oo xiriir ah ka da’ay roob Mahiigaan ah kaasoo ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyada. Roobkan ayaa biya badan dhigay dhamaan wadooyinka iyo Baliyada dhexmara gudaha...

View Article


RW Cabdiweli Sheekh oo Addis Ababa booqasho ku jooga

WARSAXAAFADEED    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku yimid Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. (Sawiro)   13/02/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane...

View Article


HIMILO – Join us as we celebrate a year of successes!

Thanks to your generous support, HIMILO and Human Concern International was able to help those who need our aid the most – vulnerable young people in Somalia. This past year saw many successes – from...

View Article

Warbixin: Turkiga oo Joojiyay Dhaqaalihii uu siin jiray Dowladda Federaalka

Dowladda Turkiga, ayaa shaaca ka qaaday in ay joojisay Dhaqaalihii ay siin jirtay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kadib markii lagu kalsoonaan waayay Qaabka ay Dowladda wax u maarayso. Sarkaal...

View Article

Biggest donor Turkey stops direct budget support to Somalia

REUTERS | BY DRAZEN JORGIC AND TULAY KARADENIZ Thursday, February 13, 2014 Turkey has stopped direct budgetary support to Somalia, cutting off a major source of funding for a government trying to...

View Article


Insight – Graft allegations test West’s ties to Somali president

A resignation letter by Somalia’s central bank governor sent from Dubai has thrown Western donors into a quandary over supporting a government they need to fight al Qaeda’s local allies. Governor...

View Article

Rabshadihii Kadhacay Minneapolis oo Abdiwarsame laga Wareystay

Abdiwarsame oo ah City councilka minneapolis ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay Minneapolis, Minnesota   Share on Facebook

View Article

Maanso – Ardogaan

Share on Facebook

View Article


Somalia should form the National Agricultural Investment Program

The Somali Media for Environment, Science, Health and Agriculture (SOMESHA) delighted to acknowledge and receive the outcome documents from Arusha Agricultural and climate change dialogue that was held...

View Article


Bulshada Rayidka: Xasan Sh. waa in uusan “Muungaab” ka dhigin Gud. G/Banaadir

Bulshada Rayidka ah ee Muqdisho, ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh in uusan Xilka ka qaadin Gudoomiayaha Maamulka Gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan). Haddii ay dhacdo in Tarsan Xilka...

View Article

Mohamed Osman enjoying second year as Jockey in Maryland

PRESS BOX | by Justin Silberman | Tuesday, February 18, 2014 | Osman grew up in Somalia, where the idea of becoming a jockey was outrageous, he said. Osman fled his native country and became a refugee...

View Article

Indho-Qarsho “Monitoring Group ayada ayaa Al-shabaab la shaqeysa”

Taliyaha Ciidamada XGS Daahir Khaliif Cilmi (Indho-Qarsho) oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa Beeniyey Hadal Dhawaan ka soo baxay Hay’ada Dabagalka Cuno Qabateenta Hubka Dalalka Soomaaliya...

View Article

Wasiirka Haweenka oo furtay mashruuc lagu horumarinayo aqoonta gabdhaha...

Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo arrimaha xuquuqul insaanka Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta furtay mashruuc lagu horumarinayo aqoonta gabdhaha Soomaaliyeed si ay door muuqda uga qaataan horumarka...

View Article


Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka 9aad ee...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad ka jeediyey shirweynaha 9aad ee dalalka Iskaashiga Islaamka OIC kaasi oo maanta si...

View Article

Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Buri’ Hamza iyo Ergeyga Jaamacadda Carabta...

Mogadishu, February 18 ,2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjire  Mohamed Abdalla Idris oo ah Madaxa Ergada...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid Nairobi.

WARSAXAAFADEED 18/2/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Nairobi, waxaa garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi kusoo dhoweeyay...

View Article

Cali Khaliif garsoor miyaa loo waayay?

Laba Cali kala daran,midi waa xildhibaan ku yimid 4.5 Cali Khaliif, umada Somali  ku sheegta in uu xil qaran u hayo Somali oo idil, asaga oo uusan garaneeyn macnaha xilka loo qabto iyo sharafka uu...

View Article


MAQAAL:-Al-Shabaab & Itoobiya (2012-2014)

Qore: Eng Khaliif Muumin. Khubarada Cilmigada Caskariga ayaa sheega 2 arrimood oo dad badan aaney ogeyn in qeyb weyn ay ku leeyihiin guul iyo libin xaqiijinta uu gaaro dhinac ka mid ah 2-da daraf ee...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya...

19/2/2014 Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay maanta Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Ruto, waxaa labada...

View Article

Tarsan: Gudoomiyaasha Degmooyinka & Booliska Xariir kama dhaxeeyo

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), ayaa sheegay in uu aad u liito Xariirka wadashaqeyn ee ka dhaxeeya Booliska iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka. Tarsan, ayaa tilmaamay in Sababta...

View Article
Browsing all 19444 articles
Browse latest View live