Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Tarsan: Gudoomiyaasha Degmooyinka & Booliska Xariir kama dhaxeeyo

$
0
0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), ayaa sheegay in uu aad u liito Xariirka wadashaqeyn ee ka dhaxeeya Booliska iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka. Tarsan, ayaa tilmaamay in Sababta ay Kooxda Al shabaab ay Weerarada ugu fuliyaan Muqdisho ay tahay in Ciidamada Booliska aysan Xariir la lahayn Maamulka Degmooyinka ay ka howlgalaan. “Haddii ay yihiin Booliska [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles