Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad ka jeediyey shirweynaha 9aad ee dalalka Iskaashiga Islaamka OIC kaasi oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Tehran ee caasimadda Dalka Iran. Shirka oo socon doona mudo Laba cisho ah oo kala ah 18-19ka bishan February waxaa si rasmi ah u [...]
↧