Mogadishu, February 18 ,2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjire Mohamed Abdalla Idris oo ah Madaxa Ergada Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya , waxaana ay ka wada hadleen arrimaha gargaarka aadanimo ee ay fuliyaan hey’adaha samafalka carabta , kaalinta Wadamada Jaamacada carabta ee dib [...]
↧