Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Roob mahiigaan ah oo ka da’ay Degmada Baargaal iyo nawaaxigeeda ( Sawirro)

$
0
0
Waxaa magaalada Baargaal saacado badan oo xiriir ah ka da’ay roob Mahiigaan ah kaasoo ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyada. Roobkan ayaa biya badan dhigay dhamaan wadooyinka iyo Baliyada dhexmara gudaha magaalada Baargaal waxaana sidoo Kale ilaa habeen hore Biyo Maraayeen Togga wayn ee Duuba. Roobkaas oo ahaa mid xoogan, ayaa waxa uu sababay in [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles