Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid Nairobi.

$
0
0
WARSAXAAFADEED 18/2/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Nairobi, waxaa garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi kusoo dhoweeyay madax ka tirsan dalka iyo Safaarada Soomaalida ee fadhigeedu yahay Nairobi. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa isla galabta kulan la yeeshay Mas’uuliyiinta dalka iyo inta badan Xildhibaanada gobolka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles