Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Wasiirka Haweenka oo furtay mashruuc lagu horumarinayo aqoonta gabdhaha “Sawirro”

$
0
0
Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo arrimaha xuquuqul insaanka Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta furtay mashruuc lagu horumarinayo aqoonta gabdhaha Soomaaliyeed si ay door muuqda uga qaataan horumarka dalka. Munaasabadda lagu daah furayay mashruuca loogu talagalay tababarka iyo u diyaarinta haweenka ee ka qeyb galka siyaasadda sanadka 2016, waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xaquuqda [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles