Laba Cali kala daran,midi waa xildhibaan ku yimid 4.5 Cali Khaliif, umada Somali ku sheegta in uu xil qaran u hayo Somali oo idil, asaga oo uusan garaneeyn macnaha xilka loo qabto iyo sharafka uu hugsan yahay xilkaa weeyn qaranimo. Mar maahan oo laba maahan waxa uu ku hadlaayo iyo in xukuumada dowlada federaalka aanan [...]
↧