Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Al-shabaab oo Warqado Digniin ah ku Daadiyey Muqdisho

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa goor dhaw Warqado Digniin ah ku daadiyey Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan inta u dhaxeysa Xaafada Suuqa-xoolaha iyo Ex-Contorool Balcad. Warqadaha ay...

View Article


The last days of Mogadishu’s old town

By Abdulkadir Khalif | Wednesday, February 19, 2014 | s Hamarweyne and Shangani areas are what you could call the old town of the Somali capital. In fact, Hamarweyne literally means the big city or old...

View Article


AMXAARO iima dhaanto ALSHABAAB!

Dunidu waa caynba cayn, maalin ba waa heer iyo halka labadiisa gallin, wixii shalay qaldanaa ayaa maanta saxma, ama wixii maanta saxnaa ayaa berry qaldami kara, intaa waxaa u dhexeeya waqtiga iyo...

View Article

HMBALYO – AROOS: Khalid Ahmed & Ikran Cabdulqadir

HAMBALYO… HAMBALYO… AROOS Anago kala ah: Reer Xirsi Boore Reer Mohmud Dhicisow Reer Yusuf Xeyle Reer Macalin Cumar Reer Jaran Reer Dhagcadde Reer Faarax Jiis Raxmo Macalin Cumar Maryam Cali Jaran Anisa...

View Article

Gudoomiye Jawaari oo Tehran kulammo gaar gaar ah kula qaatay…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Tehran Kulammo Gaar Gaar Ah Kula Qaatay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Sudan, Bahrain,Turkey, iyo Syria “SAWIRRO” Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka...

View Article


Jawaari iyo dhigiisa Suudaan oo heshiis kala saxiixday

Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Sudan oo heshiis iskaashi ku kala saxiixday magaalada Tehran “SAWIRRO” Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kampala kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka...

WARSAXAAFADEED: 20/02/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo xalay soo gaaray magaalada Kampala ee dalak Uganda oo booqasho rasmi ah uu ka helay ayaa la kulmay Madaxweyne...

View Article

Wasiiro gaaray Baydhobo

Wafdi Heer Wasiiro ah, kana socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Maanta oo Khamiis ah gaaray Magaalada Baydhobo ee Xarunta Gobolka Baay. Wasiirada gaaray Baydhabo, ayaa ah Wasiirka...

View Article


Kenya, Saudi Arabia forcing thousands of Somalis out

Al Jazeera | Thursday, February 20, 2014 | Kenya and Saudi Arabia are forcing thousands of Somali refugees back to their home country, according to two rights groups. The news comes on the heels of a...

View Article


Maamulka Dugsiga Sare Ee Beder Oo Ka Warbixiyay Waxbarashada Iskuulkaasi...

Maamulka dugsiga sare ee Beder ayaa faahfaahin ka bixiyay  waxbarashada ay siiyaan ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dugsigaasi. Dugsiga sare ee Bedir oo ay maamusho dowladda Turkiga ayaa ku...

View Article

TACSI – Marxuum MAHAD XAGALEY

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN  Tacsi Tiiraanyo leh ee ku socoto - Marxuum MAHAD XAGALEY -   Aniga ah Abdulrashid Hagaley kuna hadlaayo magaca dhamaan Reer Xagaley, Reer Fooley iyo Reer Xasan...

View Article

Madaxweyne Xasan “UK waxan uga mahadcelineynaa hormuudkooda wanaagsan”

Muqdisho, 20 February 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay wafdi ka socday Dowladda UK oo uu ka mid ahaa Tony...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan hordhac ah la qaatay Madaxweyne Yuweri...

WARSAXAAFADEED 20/2/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan hordhac ah la qaatay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni  iyagoo ka wada hadlay sii xoojinta...

View Article


HAMBALYO – Meher: Nuur Maxamed Faarax iyo Jamiila Cali Maxamed

Hambalyo – Hambalyo - MEHER - Maanta oo bisha tahay February 20, 2014 ayaa maherkooda ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahan xafada Tabelaha Jecelka ee degmada Boondheere Nuur Maxamed Faarax iyo...

View Article

Mogadishu’s Huriwa district at risk of al-Shabaab takeover

SABAHI | Friday, February 21, 2014 | Al-Shabaab is in position to take over control of Mogadishu’s Huriwa district after the group recently deployed many militants there, District Commissioner Omar...

View Article


Somali presidential palace attacked by gunmen

The palace in Somalia’s capital Mogadishu, home to the country’s internationally-backed government, has been hit by a huge car bomb followed by a raid by gunmen, police and witnesses said. “There is a...

View Article

Qaraxyo & Dagaal ka dhacay Madaxtooyadda Villa Somalia

Qarax weyn ayaa Goor dhow ka dhacay Dhabarka danbe ee Madaxtooyadda Villa Somalia. Qaraxa oo aan la ogeyn waxa loo adeegsaday, ayaa si weyn looga maqlay Dhawaqiisa qeybo badan oo kamid ah Muqdisho....

View Article


President: Somalia’s recovery will continue to thwart the terrorists

21 February 2014 Mogadishu Somalia’s ongoing recovery will continue to defy the enemies of peace, His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud said today after a terrorist attack in Mogadishu. The...

View Article

Afhayeenka Amisom: Shacabka Muqdisho Habeenkiina Al-shabaab ayay la shaqeeyaan!

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Cali Aadan Xaamud oo maanta ka hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa ka waramay Arimo Farabad oo Quseeya Amaanka dalka Soomaaliya. Afhayeenka ayaa ugu horeen ka hadlay...

View Article

AMISOM condemns attack on Villa Somalia

PRESS RELEASE (For Immediate Release) AMISOM Head of Mission, Ambassador Annadif Reacts to Attack on Villa Somalia from AU/UN IST News on Vimeo. Mogadishu, February 21st 2014 - The Special...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live