Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto.

$
0
0
19/2/2014 Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay maanta Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Ruto, waxaa labada dhinac ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Kenya,  isla markaana ay dawladda Kenya gacan uga gaysan lahayd qorshaha Xukuummadda Soomaaliya  ee soo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles