Qore: Eng Khaliif Muumin. Khubarada Cilmigada Caskariga ayaa sheega 2 arrimood oo dad badan aaney ogeyn in qeyb weyn ay ku leeyihiin guul iyo libin xaqiijinta uu gaaro dhinac ka mid ah 2-da daraf ee hardanku dhexmaro. Labadaasi arrimood ayaa kala ah Dhulka dirirtu ka dhacdo (Battle field) iyo awoodda Hanka (Motive Force) ama quwada [...]
↧