Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Warbixin: Turkiga oo Joojiyay Dhaqaalihii uu siin jiray Dowladda Federaalka

$
0
0
Dowladda Turkiga, ayaa shaaca ka qaaday in ay joojisay Dhaqaalihii ay siin jirtay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kadib markii lagu kalsoonaan waayay Qaabka ay Dowladda wax u maarayso. Sarkaal sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Turkiga oo Magaciisa ka gaabsaday, ayaa u xaqiijiyay Warkaan Wakaaladda Wararka Reuters, waxa uuna intaasi ku [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles