Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Gar Alleey Taqaan!

Toronto | QOL | October 31, 2014  |Marka laga hadlayo Khilaaf (Conflict) heerkasta oo uu gaarsiisanyahay, ee la doonayo in si dhab ah loogu helo xal waara. Waxaa lagama maarmaan ah in marka hore jawaab...

View Article


Tensions on the rise in Somalia’s government

eNCA | 31 October 2014  | Is Somalia’s fledgling government in crisis? The Prime Minister attempted to reshuffle the cabinet, a move he is entitled to by the country’s constitution, but the President...

View Article


are ukac ku yimid Qiimaha Maciishada Quutul daruuriga kadib lawareegidii...

Muqdisho | QOL | November 1, 2014 | Sicir bararka guud ahaan saameeyay maciishada iyo suuqyada ku yaala gobalada afarta ah ee Banaadir, Shabeelada Hoose, Shabeelada dhexe iyo Baay oo ku tiirsan dekadda...

View Article

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 01 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;...

View Article

Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj ee Mudug iyo Qaar kamida Ducaada Gaalkacyo oo...

31/10/2014 (Gaalkacyo-Galdogob) Safarkaan oo ay ujeedadiisu ahayd u kuurgalida Xaalada Dacwada ee Degmada Galdogob ayaa waxaa qayb ka ahaa :- 1-Dr.Aadam Muxamed Cigaal : Gudoomiyaha Shuurada ee...

View Article


TACSI Tiiraanyo leh – Marxuum Shiikh Daahir Cabdi Geelle

acsi Tiiraanyo leh.   Waxaan halkan Tacsi uga direynaa, Ehliyadii uu ka tegay Marxuum alle ha u naxariistee Shiikh Daahir Cabdi Geelle, waxaan leenahay ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo qoyskiisa Gaar...

View Article

Maalmaha “Caashuuraa”

DUULIYE ASLI XASAN CABAADE “CALANSIDA” OO INA XUSUUSINEYSA MAALMAHA “CAASHUURAA” OO AY BARRITO KU BEEGANTAHAY OO AXAD AH, BISHUNA TAHAY (NOV. 2, 2014) SOONKA MAALINTA CAASHUURAA IYO SIRTA KU JIRTA...

View Article

Somali Pop Idol is part of the Development of Somali Songs, Poetry, Culture,...

Mogadishu, 02 November 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, the Minister of Information last night took part Somali Pop Idol (Singing Competition) that four youths were competing to test their talents in...

View Article


Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya oo lacag ugu deeqay dadka...

Mugdisho, 02 November 2014 – Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wei-Hongtian ayaa Dawladda Soomaaliya ku wareejisay deeq lacageed oo gaaraysa US$ 20, 000 oo dollar , taas oo loogu...

View Article


Tartanka Heesaha Hirgalay waxuu qeyb ka yahay Horumarka Fanka Soomaaliyeed

Mogadishu, 02 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay Tartanka Heesaha Hirgalay oo ay ku tartamayeen afar dhalinyaro ah oo tijaabinayey inay ka...

View Article

Madaxda ugu sareysa dalka oo ka qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay...

Mogadishu, 02 November 2014 –Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo gelinkii danbe ee maanta loogu sameeyay Dugsiga tababarada Ciidanka Booliska ee General Kaahiye, Taliyihii...

View Article

Xaflad lagu daahfurayey Xafiiska Mu’asasada Al-Minhaaj oo ka dhacday Galdogob.

Galdogob | QOL | November 2, 2014 |  Xafladaani oo ujeedkeedu ahaa sidii Bulshada Degmada Galdogob loo bari lahaa Mu’asasada Warbixin dheeri ahna loga siin lahaa Hawlaha ay qabato ayaa waxaa ay ka...

View Article

Beesha Habar-Ceeno|Murusade oo caaqil cusub caleemo saartay

Muqdisho | QOL | November 2, 2014 | Munaasabad lagu caleema saarayay Caaqilka Beesha Habarceyno ee Beel-Weynta Murusade ayaa maanta lagu qabtay hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qeyb...

View Article


Mother of British ‘terror twins’ who went to Syria to become Jihadi brides is...

Khadra Jama is believed to have tried to rescue her two daughters Zahra and Salma Halane, both 16, believed to have married ISIS fighters A charity worker got the mother into the Islamic State but she...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Xaqdhowrka Madaxbannaanida Soomaaliya waa lama...

Muqdisho, 3 November 2014 – Aniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan qirayaa dhammaan inta wakhti muhiim ah iyo hanti badan gelisay in ay Soomaaliya ku caawinto in ay gaarto...

View Article


QM oo ku baaqday xalinta khilaafka madaxda Soomaaliya

Muqdisho, 2 November 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa mujiyay inuu aad uga walaacsanyahay  Kala aragti Duwananshaha...

View Article

Midowga Yurub oo kahadlay khilaafka madaxda sare

Mogadishu | QOL | November 3, 2014 | Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub ugaga mas’uul ah dalka Soomaaliya Alexander Rondos iyo safiirka Midowga Yurub Micheele Cervone D’Urso arrimaha siyaasada dalka...

View Article


Dhageyso: Halkuu ku danbeeyay Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe?

Canaado | November 3, 2014 | Qabashada Shirka Cadaado oo Maalmihii ugu danbeeyay Gaabis noqday, ayaa waxaa ka hadlay Mas’uuliyiinta Maamulka Ximan & Xeeb oo Shirkaasi martigelinaya. Carays Maxa’ed...

View Article

Xasan Sheekh & Jawaari | Nicholas Kay faraha ha kala baxo siyaasadda dalka…

Muqdisho | November 3, 2014  - Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxa’uud & Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxa’ed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa shaaciyay in Dowladiisa ay ka fiirsanayso in...

View Article

Wafdi ka socda hay’addaha QM oo maanta booqday degmada Garbahaarey ee gobolka...

Gedo | QOL | November 3, 2014  – Saraakiil ka tirsan hay’addaha QM qaarkood ayaa maanta gaaray degmada Garbahaarey ee xarunta  gobolka Gedo, wafdiga oo kasoo kicitimay magaalada Nairobi ayaa waxaa...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live