Mogadishu, 02 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay Tartanka Heesaha Hirgalay oo ay ku tartamayeen afar dhalinyaro ah oo tijaabinayey inay ka mid noqon karaan Fannaaniinta Soomaliya. Wasiirka Warfaafinta ayaa yiri “Tartanka Heesaha Hirgalay waxuu qeyb ka yiahay Horumarka Fanka Soomaaliyeed.” Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Guddoomiye Ku […]
↧