acsi Tiiraanyo leh. Waxaan halkan Tacsi uga direynaa, Ehliyadii uu ka tegay Marxuum alle ha u naxariistee Shiikh Daahir Cabdi Geelle, waxaan leenahay ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo qoyskiisa Gaar ahaan Marwadiisa Eedo Nimco Cabdi Celiye iyo Carruurteeda , waxaanu leenahay ilaahay Samir iyo iimaan haydinka siiyo , Isagana Jannatul Fardowsa haka waraabiyo […]
↧