Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Beesha Habar-Ceeno|Murusade oo caaqil cusub caleemo saartay

$
0
0
Muqdisho | QOL | November 2, 2014 | Munaasabad lagu caleema saarayay Caaqilka Beesha Habarceyno ee Beel-Weynta Murusade ayaa maanta lagu qabtay hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qeyb galay xubna ka socday Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Ganacsato, Dhalinyaro, haweenka iyo marti Sharaf kale. Cusmaan Caraale Jeyte, Caaqilka Cusub ee Beesha Habarceeno yeelatay oo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles