Gedo | QOL | November 3, 2014 – Saraakiil ka tirsan hay’addaha QM qaarkood ayaa maanta gaaray degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdiga oo kasoo kicitimay magaalada Nairobi ayaa waxaa degmada Garbahaarey kusoo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo oo guddoomiyaha gobolka Maxamed Cabdi Kaliil uu horkacayo. Guddoomiyaha gobolka Gedo Mudane Maxamed Cabdi Kaliil oo […]
↧