DUULIYE ASLI XASAN CABAADE “CALANSIDA” OO INA XUSUUSINEYSA MAALMAHA “CAASHUURAA” OO AY BARRITO KU BEEGANTAHAY OO AXAD AH, BISHUNA TAHAY (NOV. 2, 2014) SOONKA MAALINTA CAASHUURAA IYO SIRTA KU JIRTA Maalmaha Ilaahay s.w.t. ee billowga sannadka Hijriyada ee Ilaahay s.w.t. barakeeyay, waxaa kamid ah Maalinta Sagaalaad iyo Tobnaadba (Yawmul-Caashuuraa) ee Bisha Muxarram (Bisha koowaad ee […]
↧