Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Xaqdhowrka Madaxbannaanida Soomaaliya waa lama taabtaan”

$
0
0
Muqdisho, 3 November 2014 – Aniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan qirayaa dhammaan inta wakhti muhiim ah iyo hanti badan gelisay in ay Soomaaliya ku caawinto in ay gaarto guulaha muhiimka ah ee ku wajahan yoolka sare ee aan higsaneyno. Labadii sano ee na dhaafay, iyada oo ay gacan ka geysteen dadweynaha Soomaaliyeed, […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles