Muqdisho | QOL | November 1, 2014 | Sicir bararka guud ahaan saameeyay maciishada iyo suuqyada ku yaala gobalada afarta ah ee Banaadir, Shabeelada Hoose, Shabeelada dhexe iyo Baay oo ku tiirsan dekadda Muqdishu. Sicirka Bararka aadka u baxada weyn ayaa imaanayo kaddib markii dekadda muqdisho lagu wareejiyay Shirkada Albeyrak ee dalka Turkiga. Shaxda hoose waxaad […]
↧